Madaxweyne Cali Khaliif Galeyr oo Fadhiya Maqaayad Shaah & Sambuus – Dubai Airport – Dubai Video



published: 2017-03-20 18:40:18

Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia

Watch the original Dubai Video here

Some local news is curated - Original might have been posted at a different date/ time! Click the source link for details.

8 Comments - Write a Comment

  1. maqayad umadodhan ba gasha shaah iyo saanbuse ceeb ma aha saas ogaada

    Reply
  2. adigu maqaayad Maga shid miyaa jooji xumaanta aad raadiniso kana Har ceebeynta waxgaradka umada soomaaliyeed xumaan sheege waqtigiisi waa dhamaaday

    Reply
  3. goormuu malag noqdy
    aan shaah cabin?
    inkastoo aana jeclyn odaygaa labiska foosha xun hadana muqaalkan waa ceeb la'aan

    Reply
  4. makhayad la fadhiisto goormay ceeb noqotay war ilayn taboo kale

    Reply
  5. war dadka waawayn waa lagaxishoodaa. ceeb maleh in uu lafadhiisto meelahay dadku isugu yimaadaan.

    Reply
  6. geesiga geesta africa cali Khalif galaydh

    Reply
  7. qofkii cuqdad qaba baa dadka kadhex baxa Geesi lagu Faano maxaweyne Cali Khalif Galeyr

    Reply

Leave a Reply

Let others know about this!

Thank you for sharing :)

Send this to a friend